Hawada Sare Maxaan Ka Ognahay?
Inta badan Soomaalida iskuma dhibto iney wax ka ogaadaan xiddigaha, dayaxa, meereeyaasha sida dhulkeenna iyo walxaha kale ee hawada sare saqaafaya ase indhaheennu aysan qaban.
Maxay ka samaysantahay Hawada Sare?
Hagaag, isheennu kali ah waxay qabataa...
mohamedshaab.hashnode.dev3 min read