Sida ugu fiican ee 'Programming' loo barto
Waa maxay Programming?
'Programming' waxaa uu ku saabsanyahay u tilmaamidda kombiyuutarka waxa laga doonayo inuu sameeyo. Asal ahaan, kombiyuutarku waa sida 'addoon' oo kale; kaliya wuxuu sameeyaa waxa aad adigu u dirto. Sidee wax ugu diraysaa kombiy...
mohamedshaab.hashnode.dev2 min read