Ma laga yaabaa in Artificial Intelligence uu la wareego Software Development?
In kasta oo maalmahan aaladaha AI ay nolosheena wax badan ka badaleen, haddana ma u maleynaayo in xirfadda developers ka ay dhammaanayso ama uu la wareegi doono AI. Taas beddelkeeda, waxaa loo baahan yahay in developers ka ay bartaan sidi ay uga faa’...
mghazali.hashnode.dev1 min read