Ma laga yaabaa in Artificial Intelligence uu la wareego Software Development?
Dec 31, 2024 · 1 min read · In kasta oo maalmahan aaladaha AI ay nolosheena wax badan ka badaleen, haddana ma u maleynaayo in xirfadda developers ka ay dhammaanayso ama uu la wareegi doono AI. Taas beddelkeeda, waxaa loo baahan yahay in developers ka ay bartaan sidi ay uga faa’...
Join discussion




