Waa Maxay GitHub Copilot?
GitHub Copilot waa Artificial Intelligence kaa caawinaya koodh(code) qorista.
Waa aalad(extension) lagu soo darsado Visual Studio Code, marka aad code qoreyso waxuu kuu soo jeedinayaa ama kuu dhameystirayaa koodhka aad qoreyso, asagoo ku saleynaya wa...
mghazali.hashnode.dev2 min read