Sida qof wax bartay wax u qor
Nov 10, 2024 · 4 min read · Hordhac Qoraalka ama maqaallada waxaa qurxiya astaamaha qoraalka ama waxa afka qalaad loogu yeero “punctuation marks” sida hakad(,), joojis buuxa(.), kolmo(““), astaan waydiimeed(?) iwm. Aad bay iiga caraysiisaa(dabcan dad badan oo kalena waa ila qa...
Join discussion